Ciidamo badan oo kasoo jeeda dalka Itoobiya oo Maganglyo weediistay dowlada Sudan

Boqolaal askari oo katirsan ciidamada Itoobiya gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Qowmiyada Tigrey oo howlgal nabad ilaalin ah u joogay dalka Sudan ayaa diiday in dalkooda ku laabtaan, waxa ayna ciidankan magangelyo weediistay dowladda Sudan. Ciidamadan diiday in dalkooda lu laabtaan ayaa sheegay in naftooda la cabsanayaan hadii ay ku laabtaan dalkooda uu ka socdo … Continue reading Ciidamo badan oo kasoo jeeda dalka Itoobiya oo Maganglyo weediistay dowlada Sudan